Maalin Walba Waxbaa Kugu So Kor dhaaya Ee ma la socotaa ?? https://www.instagram.com/p/CPIzKjgHNe5/?utm_medium=tumblr
0 notes
Qabowgu waa - 2 Barafyadan Da aa laygu dow galaye Naftibaa diidayoo Jireubaaxisee Aan dawoobee dalkeenii Ma nabad qabaa ? https://www.instagram.com/p/CJ3UjjzHRSp/?igshid=oasjuuu0e6xs
0 notes
Iska Ilaali Tuugada dhacda Cinwanada https://www.instagram.com/p/CHRUjBon77J/?igshid=mazz4io5jb8v
0 notes
Malin wanaagsan #Hadhgal wanaagsan https://www.instagram.com/p/CC0TbAbHdFe/?igshid=1cduh1yzutrir
0 notes
Alllaah Allaah scw https://www.instagram.com/p/CBqJNuiH_fV/?igshid=1kiphvgh3lfju
0 notes
Wara yaala Maanta https://www.instagram.com/p/CBp_KR3nBYN/?igshid=1ur01uktdwmyv
0 notes
Maalmihiyo Dharaaruhu Abdow Bilicda weeyaane Ninba Meesha Uu taaganyay Midhig Ku dhaafaane Marwalba Inaatahay Miskiin Mawdku Daba Joogo .! https://www.instagram.com/p/CBirJwsnw27/?igshid=1ms0w9rp076nf
0 notes
Dadku magaca Guud Meel Makala tagee Soomaliyaay mid Noqo Mucaaradku waa Wadani Muxaafidna waa wadani Midbaad Wada leedihiin Eemaankinaan Meesha Ool Eeninkii Dadka Muda hayiyow Walal Magacaa ha hireeee Maqaamka dalkaagaiyo Masaakiinta udabacsanow https://www.instagram.com/p/CBiECxLHFsb/?igshid=1eadkgup5hl2j
0 notes
Coming Soon #Dhaanto #Wardoon https://www.instagram.com/p/CA7dvN9jcPK/?igshid=1r06sq30asbv2
0 notes
Coming soon https://youtu.be/VOuBUBC4_aE https://www.instagram.com/p/CA2rGD0DABH/?igshid=1bwwkbtqfjsgd
0 notes
Guri In aad Iibsato Hadad Nairobi ka Donayso Fadlan Flowe Dheh Cinwankan Nalana so xidhiidh mahadsanid By Ali Dhaanto https://www.instagram.com/p/CAsxTHpHSuk/?igshid=12mzcgk7f7x75
0 notes
Wixii Dumara ee Halkan Joga hadad donayso alaabta Skincare ka la cidhiidh ORIDAYDA @hamdigurie Mahadsanid https://www.instagram.com/p/CAn-NvLHjle/?igshid=in2jhiveuigh
0 notes
Eid Mubaarak Dhamantin Maanta Ma qarbaa Soman ? (at Västerås, Sweden) https://www.instagram.com/p/CAjhlv2nxbf/?igshid=pzy7pwdkytty
0 notes
GURMADKA BAARDHEERE: Ururka Samafalka Soomaaliyeed ee #AlphaTrust ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay Wallaalihii ay saameeyeen DAADADKII BIYAHA WABIGA JUBBA ee magaalada BAARDHEERE ee gobolka GEDO. FIIRO GAAR AH: Fadlan muuqaalkaan la wadaag asxaabtaada Insha'Allah. Mahadsanid https://www.instagram.com/p/B_5UlWZHlQT/?igshid=e2qqh8m6al9q
0 notes
Ramadaan Mubaarak Maxaad Ka qabataa social Media ah dhaxdiisa Ma ka Faa iidaysataa Mise wakhtibaad ku lumisaa ?? https://www.instagram.com/p/B_z27eznDYl/?igshid=18zthmdsxm6m1
0 notes
Ha la soo dhaweeyo Walalkeen Fanan somaliyeed Nimcaan Hilaac Rer Norway https://www.instagram.com/p/BzWfEvBomq2/?igshid=1uzm19u2abl2h
0 notes
Xertan Maro Miyaa Geeed U saarqn Tolow Waad salaamantihiin dhaha https://www.instagram.com/p/BzNckwVngpj/?igshid=fhge3ds5kmx
0 notes