Tumgik
#afadiy
feargha · 6 months
Text
1. Feārgha | Feārgha -> “Definition”
[fɛ.ˈäɾ.χä] • [fɛ.ˈɑɾ.xä]
/fɛ.jɐɾ.χɐ/ • /fɛ.jɐɾ.xa/
- - -
Definition
noun
Definition; the meaning of a word, concept, thing, or action.
Significance or deeper meaning behind a concept, word(s), action, or event.
Etymology
Derived from the Afadwy word, “Feridige”, which was constructed from “Ferune” (deity of sound and emotion), “Idoth” (deity of sight and truth), and “Igenye” (deity of knowledge and wisdom).
Example Sentence
1. “‘Āghak’ feārgha k’ica kasɔqȳ?”
- “What is the definition of ‘āghak’?”
- Lit. “‘Āghak’-POS-definition what is?”
11 notes · View notes
berberanews · 3 years
Text
Qoomiyadda Afrikaanka ah ee haweenay boqoradda ka dhigatay
Qoomiyadda Afrikaanka ah ee haweenay boqoradda ka dhigatay
Qoyska boqortooyada qoomiyadda Zulu ee Koonfur Afrika ayaa afadii saddexaad ee boqorkii geeriyooday Goodwill Zwelithini u magacaabay in ay xilka sii hayso ilaa inta la dooranayo boqor cusub. Boqoradda Mantfombi MaDlamini Zulu ayaa hore ba darajadeedu u ahayd “Afada Haybadda leh” tan iyo waagii uu boqorku guursaday 1977. Magacaabideedu waxay sii kordhisay hadal hayntii ahayd in wiilasheeda midkood…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Photo
Tumblr media
Doqoni Ninkii Canaanta Wuu icaayey bay tidhaa!. Beri ayuu nin, Afaduu qabay uu saluugay, markuu arkay gurigoo Dayacan, ubadkoo Darxumaysan iyo Duunyadii oo baylah ah, Markaasuu afadii si Sarbeeb iyo Hogo-tusaalayn wax ugu sheegey, oo uu ula hadlay sikastoo San oo quman oo qof loola hadlo, se dheg umay jalaqsiin, waanadii iyo wax sheegii saygeeda, Maalintii danbe ayuu Afadii Canaantay, haba canaanan lahaydaa, gabadhii intay Duday oo reerkoodii u tagtay, bay tidhi ninkii halayga Soo qabto, iyo maxaa dhacay?, Iyo Wuu icaayey!,
0 notes